Guddiyada

Guddiyada Golaha

Golaha Wakiillada 3-aad ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu dhisay siddeed Guddi oo Baarlamaani ah, marka lagu daro Guddiga Joogtada ah, si ay u gutaan waajibaadka sharci-dejinta iyo korjoogteynta Golaha.

Guddiga Joogtada ah

Guddiga Dastuurka, Xeer-hoosaadka, Anshaxa iyo Xasaanadda

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta

Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Dadweynaha

Guddiga Horumarinta Kheyraadka

Guddiga Maaliyadda, Ganacsiga iyo Qorsheynta

Guddiga Haweenka, Xuquuqda Aadanaha iyo Arrimaha Bani’aadannimada

Guddiga Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Gaadiidka

Guddiga Arrimaha Gudaha, Amniga iyo Dib-u-heshiisiinta

Guddi kasta waxaa hoggaamiya Guddoomiye, waxaana ku jira Guddoomiye Ku-xigeen iyo Xoghaye, kuwaas oo laga soo doorto xubnaha Guddiga.

Scroll to Top