Xoghayaha Guud

Xoghayaha Guud

WhatsApp Image 2026 08 25 At 13.51.08
Axmed Maxamed Cumar waa khabiir ku takhasusay Xiriirka Caalamiga ah, Dowlad-wanaagga iyo Arrimaha Baarlamaanka, wuxuuna hadda yahay Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wuxuu hoggaamiyaa howl-wadeennada Golaha, wuxuuna isku dubbaridaa arrimaha sharci-dejinta, maamulka iyo howlaha hay’adda, si loo taageero shaqada Golaha, Xildhibaannada iyo Guddiyada.
Waxa uu haystaa shahaadada Master-ka ee Xiriirka Caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda oo uu ka qaatay Jaamacadda Bandırma Onyedi Eylül ee Turkiga. Waxa kale oo uu leeyahay aqoon dhinacyada Sharciga iyo Maamulka Dadweynaha, iyo khibrad ku saabsan dowlad-wanaagga, isku-dubbaridka hay’adaha iyo iskaashiga caalamiga ah.

Iimaylka Xoghayaha Guud

secretary.general@parliament.sw.so

Axmed Maxamed Cumar

Xoghayaha Guud
Scroll to Top