Guddiga Haweenka, Xuquuqda Aadanaha iyo Arrimaha Bani’aadannimada
Bogga Hore » Guddiyada » Guddiga Haweenka, Xuquuqda Aadanaha iyo Arrimaha Bani’aadannimada
Ku Saabsan Guddiga
Guddigani wuxuu qaabilsan yahay arrimaha la xiriira haweenka, xuquuqda aadanaha iyo arrimaha bani’aadannimada. Wuxuu Golaha ka taageeraa dib-u-eegista shuruucda, siyaasadaha iyo barnaamijyada dowladda ee la xiriira ilaalinta xuquuqda, ka-qaybgalka bulshada iyo daryeelka dadka nugul.
Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha
Guddigu wuxuu dib-u-eegis ku sameeyaa hindise-sharciyeedyada, siyaasadaha iyo arrimaha guud ee la xiriira haweenka, xuquuqda aadanaha, gargaarka bani’aadannimo iyo ilaalinta dadka nugul. Wuxuu sameeyaa korjoogteynta Golaha ee dhinacyadaas, wuxuu eegaa arrimaha Golaha u soo gudbiyo, wuxuuna diyaariyaa warbixinno iyo talooyin iyadoo la raacayo Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha.
Xubnaha Guddiga