Dimuqraadiyad . Matalaad . Isla-xisaabtan
Golaha Wakiillada ee Ugu Horreeyey Koonfur Galbeed ee Shacabku
Si Toos ah u Doortaan
Dimuqraadiyad . Matalaad . Isla-xisaabtan
Golaha Wakiillada ee Ugu Horreeyey Koonfur Galbeed ee Shacabku Si Toos ah u Doortaan
Kusoo Dhawaaw Baarlamaanka
Gole Ku Dhismay Doorashada Shacabka
Dukumentiyada Golaha
- Qorshaha Istiraatiijiyadeed 2026–2031
- Miisaaniyadda 2026
Gole Ku Dhismay Doorashada Shacabka
Key Parliamentary Documents
Dukumentiyada Golaha
- Qorshaha Istiraatiijiyadeed 2026–2031
Guddoonka Golaha
Guddoonka Golaha
Waajibaadka Dastuuriga ah

Sharci-dejin
Dejinta iyo dib-u-eegista shuruucda waafaqsan Dastuurka, kana jawaabaya baahiyaha shacabka Koonfur Galbeed.

Matalaad
Matalaadda shacabka iyo ilaalinta danahooda.

Korjoogteyn
La-xisaabtanka Hay’adaha Fulinta iyo hay’adaha kale ee dowladda.

Miisaaniyadda & Maaliyadda Dadweynaha
Ansixinta miisaaniyadda dowladda iyo korjoogteynta maamulka iyo isticmaalka hantida dadweynaha.

Baro Golaha
Baro Xildhibaannada
La kulan Xildhibaannada Golaha Wakiillada 3-aad ee Koonfur Galbeed, kuwaas oo markii ugu horreysay shacabka si toos ah u soo doorteen.
Baro Guddiyada
Wax ka ogow guddiyada Golaha iyo doorkooda sharci-dejinta, korjoogteynta iyo diyaarinta hawlaha Golaha.
Fadhiyada Golaha
Hel ajendayaasha rasmiga ah, diiwaannada fadhiyada iyo go’aannada Golaha.
Wararkii Ugu Dambeeyey ee Golaha
Ka Qaybqaado Hawlaha Golaha
La xiriir Golaha adigoo ka qaybgalaya wadatashiyada dadweynaha, dhageysiyada, wada-hadallada hay’adaha iyo fursadaha kale ee ka-qaybgalka bulshada.