Guddiga Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Gaadiidka
Bogga Hore » Guddiyada » Guddiga Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Gaadiidka
Ku Saabsan Guddiga
Guddigani wuxuu qaabilsan yahay arrimaha la xiriira howlaha guud, dib-u-dhiska, waddooyinka, gaadiidka iyo kaabeyaasha dadweynaha. Wuxuu Golaha ka taageeraa dib-u-eegista shuruucda, siyaasadaha, qorshayaasha iyo barnaamijyada dowladda ee lagu horumarinayo kaabeyaasha, isku-socodka iyo adeegyada dadweynaha ee Koonfur Galbeed.
Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha
Guddigu wuxuu dib-u-eegis ku sameeyaa hindise-sharciyeedyada, siyaasadaha, qorshayaasha iyo mashaariicda la xiriira howlaha guud, dib-u-dhiska, waddooyinka, gaadiidka iyo horumarinta kaabeyaasha. Wuxuu sameeyaa korjoogteynta Golaha ee dhinacyadaas, wuxuu eegaa arrimaha Golaha u soo gudbiyo, wuxuuna diyaariyaa warbixinno iyo talooyin iyadoo la raacayo Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha.
Xubnaha Guddiga