Guddiga Dastuurka, Xeer-hoosaadka, Anshaxa iyo Xasaanadda

Guddiga Dastuurka, Xeer-hoosaadka, Anshaxa iyo Xasaanadda

Ku Saabsan Guddiga
Border Line
Guddigani wuxuu dib-u-eegis ku sameeyaa arrimaha Dastuurka, Xeer-hoosaadka Golaha, anshaxa, xuquuqda iyo xasaanadda Xildhibaannada. Wuxuu gacan ka geystaa hirgelinta habraacyada Golaha iyo xoojinta hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo hay’adnimada Golaha.
Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha
Border Line
Guddigu wuxuu daraaseeyaa oo dib-u-eegis ku sameeyaa qodobbada Dastuurka, Xeer-hoosaadka Golaha iyo arrimaha la xiriira anshaxa, xuquuqda iyo xasaanadda Xildhibaannada. Wuxuu sidoo kale eegaa wax-ka-beddellada la soo jeediyo, talooyinna u gudbiyaa Golaha iyadoo la raacayo Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka.
Xubnaha Guddiga

Guddoomiye

Mudane Aadan Cabdi Isaaq Cali

Guddoomiye

Mudane Aadan Cabdi Isaaq Cali

Guddoomiye Ku-xigeen

Hon. Mohamed Ibrahim Adan

Guddoomiye Ku-xigeen

Hon. Mohamed Ibrahim Adan

Xoghaye

Hon. Isack Hassan Mohamed

Xoghaye

Hon. Isack Hassan Mohamed

Xubin

Hon. Ahlam Omar Mohamed

Xubin

Hon. Ahlam Omar Mohamed

Xubin

Hon. Abdi Addow Abdullahi

Xubin

Hon. Abdi Addow Abdullahi

Xubin

Hon. Amin Ibrahim Amin

Xubin

Hon. Amin Ibrahim Amin

Xubin

Hon. Mohamed Abdi Ahmed Siyad

Xubin

Hon. Mohamed Abdi Ahmed Siyad

Scroll to Top