Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka oo Ka Warbixiyay Cutubyada La Meel-mariyay

ggd

Baydhabo, 20 Sebtembar 2026: Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka, Xeer-hoosaadka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Cutubyada 2-aad, 3-aad, 4-aad, 5-aad iyo 6-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha, kuwaas oo Xildhibaannadu maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyeen.

Guddoomiyaha Guddiga ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobbada wax-ka-beddelka lagu sameeyay iyo aragtiyihii ay Xildhibaannadu ka dhiibteen cutubyada intii ay socotay doodda Golaha.

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top