Guddiga Joogtada ah
Bogga Hore » Guddiyada » Guddiga Joogtada ah
Ku Saabsan Guddiga Joogtada ah
Guddiga Joogtada ahi wuxuu taageeraa isku-dubbaridka iyo joogteynta shaqada Golaha. Wuxuu ka shaqeeyaa arrimaha mudnaanta leh ee Golaha, isku-dubbaridka shaqada Guddiyada iyo habsami-u-socodka howlaha Golaha, isaga oo waafaqsan Xeer-hoosaadka.
Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha
Guddigu wuxuu isku-dubbaridaa howlaha mudnaanta leh ee Golaha, wuxuu eegaa arrimaha u baahan in wax laga qabto inta u dhexeysa fadhiyada, wuxuu xoojiyaa wada-shaqeynta Guddiyada Golaha, wuxuuna gutaa waajibaadyada kale ee loogu xilsaaro Xeer-hoosaadka iyo go’aannada Golaha.
Xubnaha Guddiga