Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Caawa kormeer ku tagey Saldhigyada Ciidamada Booliska ay ku leeyihiin Xaafadaha , Bar kantaroolada laga soo galo Magaalada , iyo goobaha Ganacsiga Magaalada Baydhabo.Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Faqi ayaa socod dheer kusoo marey wadooyinka Magaalada ,Wuxuna u kuur galeyay Amniga iyo horumarada ganacsi ee ka jira Magaalada Baydhabo.Waxaana Gudoomiyaha Kormeerka Ku wehlinaayay Wasiiro , Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top