Guddoomiyaha Baarlamanka DGKGS ayaa kulan miradhal ah

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa kulan miradhal ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top