Guddoomiyaha Baarlamanka Dgkgs ayaa kormeer

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa kormeer ku tagey Waddo si is xilqaan ay ku dhisanayaan shacabka, Saldhiga Booliska , Maxkamada , iyo Maxtooyada Dowlad Goboleedka KGS ee Degmada Xudur

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top