Ku simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta ka qeyb galey Munaasabad magac looga badalayey Bay Women Development Network oo hada loo badaley #Daladda_Horumarinta_Haweenka_iyo_Xuquuqul_insaanka_Koonfur_Galbeed .Munaasabada ayaa sido kale waxaa ka soo qeyb galey Wasiirka Haweenka DFS , Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya, Ururada Bulshada Magaalada Baydhabo iyo Mas’uuliyiin kale
Ku simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa













Recent Comments