Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta Baydhabo ku Daahfurey shir looga hadlaayay dib u-eegista Qodobada qaar ee Dastuurka Dalka.Waxaa ka soo qeyb galey ,Wasiiro ,Xildhibaano ka wada tirsan DFS iyo Dowlad Goboleedka KGS ,Labada Guddoomiye kuxigeen ee Baarlamanka ,qaar ka mid ah Ururada Bulshada iyo Marti sharaf kale