Baydhabo, 2 Sebtembar 2026: Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa aragtiyo iyo soo-jeedimo ka dhiibtay wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka Golaha, iyagoo ka qayb qaatay doodaha ku saabsan qodobbada dib-u-eegista lagu sameynayay.
Xildhibaannada Golaha oo Aragtiyo ka Dhiibtay Wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka
Share:
Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print


