Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Maalinta Calanka

flag day cover

Baydhabo, 12 Oktoobar 2026 — Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 12-ka Oktoobar oo ku beegan Maalinta Calanka Soomaaliyeed.

Calanka Soomaaliyeed waa astaan qaran oo ka tarjumaysa midnimada, xornimada, wadajirka iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed.

Goluhu wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajaynayaa in munaasabaddani noqoto mid sii xoojisa waddaniyadda, midnimada iyo ilaalinta qiyamka qarannimada Soomaaliyeed.

Calankeennu ha sarreeyo, Soomaaliya ha waaro.

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top