Hambalyo Iyo Bogaadin

hambalyo iyo bogaadin

Baydhabo, 18 Oktoobar 2026: Guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu hambalyo u dirayaa Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Galmudug:

  1. Mudane Xuseen Maxamed Nuur (Dhagaweyne) — Guddoomiyaha Golaha
  2. Mudane Cabdulqaadir Axmed Cali Quri — Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad
  3. Mudane Mursal Cabdi Aadan (Haraad) — Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad

Guddoonku wuxuu mas’uuliyiinta cusub u rajaynayaa guul iyo gudasho wanaagsan oo waajibaadka loo igmaday, iyo wada-shaqayn dhow oo dhex marta goleyaasha sharci-dejinta ee Dowlad-Goboleedyada.

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top