Guddoomiyaha Golaha oo Faray in Si Qoto-dheer Looga Shaqeeyo Wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka

792990292 955746247569637 2695408144531644010 n

Baydhabo, 2 Sebtembar 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, ayaa Guddiga Xeer-hoosaadka ee Golaha faray inay si tafatiran uga shaqeeyaan dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, si loo xaqiijiyo in qodobbada la diyaarinayo ay si cad oo habaysan u hagaan shaqada iyo fadhiyada Golaha.

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top