Baydhabo, 8 Sebtembar 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, ayaa Guddiga Dastuurka, Xeer-hoosaadka, Xasaanadda, Anshaxa iyo Daryeelka Xildhibaannada faray inay soo diyaariyaan warbixinta wax-ka-beddelka Cutubyada 2-aad iyo 3-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha, si loogu sii ambaqaado geeddi-socodka dib-u-eegista iyo meel-marinta Xeer-hoosaadka.
Guddoomiyaha Golaha oo Faray Diyaarinta Warbixinta Wax-ka-beddelka Cutubyada 2-aad iyo 3-aad
Share:
Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print


