Guddiga Maaliyadda, Qorsheynta Iyo Ganacsiga Golaha Wakiillada Dowladda Koofur Galbeed Soomaaliya Oo Guddoon Doortay.

finance planning and trade committee elects its leadership

Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya waxaa ka qabsoomay Doorasho ay Guddoonka ku doorteen Guddiga Maaliyadda, Qorsheynta iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiillada.

Guddigaan ayaa muhiim u ah isla xisaabtanka, daah furnaanta hay,adaha maaliyadeed ee Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya si loo helo nidaam saxan oo ku dhisan shuruucda Dalka u degan.

Doorashadaan oo ku qabsoontay hab daah furan oo dimuquraadi ah ayaa Guddoonka waxaa noqday:-

  1. Xildhibaan Cusmaan Nuur Aadan Fiile ( Guddoomiye ).
  2. Xildhibaan Ibraahim Cumar Cali ( Guddoomiye ku xigeen ).
  3. Xildhibaan Raxmo Abuukar Saalax ( Xoghaye ).

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top