Doorasho lagu qabtay Xarunta Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu doortay Guddoonka Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee Golaha Wakiillada.
Guddigaan oo doorashadoodu ay ku qabsoontay hab-daah furan iyo dimuquraadi ayaa waxaa la doortay Masuuliyiinta kala ah:-
- Xildhibaan Faa’iza Axmed Cabdullaahi ( Guddoomiye ).
- Xildhibaan Cabdiwahaab Xasan Cabdullaahi( Guddoomiye ku xigeen ).
- Xildhibaan Maxamed-deeq Cali Maxamuud( Xoghaye ).


