Guddiga Amniga Iyo Arrimaha Gudaha Golaha Wakiillada Dowladda Koofur Galbeed Soomaaliya Oo Guddoon Doortay.

security and internal affairs committee elects its leadership 01

Doorasho ka dhacday Xarunta Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa Guddoon ku doortay Guddiga Amniga iyo Arrimaha gudaha Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya.

Guddigaan oo muhiim u ah howlaha hortabinta u leh dowladnida iyo shaqooyinka muhiimka u ah dowlad dhiska Koofur galbeed Soomaaliya.

Xubnaha Guddoonka loo doortay ayaa kala ah:-

  1. Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibraahim Maxamed ( Guddoomiye ).
  2. Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Ciilmooge ( Guddoomiye ku xigeen ).
  3. Xildhibaan Ibraahim Sheekh Muqtaar ( Xoghaye ).

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top