Baydhabo, 8 Sebtembar 2026: Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dood iyo falanqayn ka yeeshay Cutubka 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha, iyagoo ka dhiibtay aragtiyo, talooyin iyo wax-ka-beddello la xiriira qodobbada cutubkaas.
Doodda Xildhibaannada ee Cutubka 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha
Share:
Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print


