Guddiga Garsoorka Arrimaha Diinta Iyo Awqaafta Ee Golaha Wakiillada Dowladda Koofur Galbeed Soomaaliya Oo Guddoon Doortay.

judiciary religious affairs and endowments committee elects its leadership

Doorasho lagu qabtay Xarunta Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu doortay Guddoonka Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee Golaha Wakiillada.

Guddigaan oo doorashadoodu ay ku qabsoontay hab-daah furan iyo dimuquraadi ayaa waxaa la doortay Masuuliyiinta kala ah:-

  1. Xildhibaan Faa’iza Axmed Cabdullaahi ( Guddoomiye ).
  2. Xildhibaan Cabdiwahaab Xasan Cabdullaahi( Guddoomiye ku xigeen ).
  3. Xildhibaan Maxamed-deeq Cali Maxamuud( Xoghaye ).

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top