Doorasho ka qabsoontay Xarunta Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa lagu doortay Guddoonka Guddiga Hormarinta Kheyraadka ee Golaha Wakiillada.
Doorashada oo ku dhacday hab daah furan oo dimuquraadi ah ayaa waxaa ku soo baxay:-
1-Xildhibaan Cabdixaafid Xuseen Axmed ( Guddoomiye ).
2-Xildhibaan Qaasim Moogoow Cabdalla(
Guddoomiye ku xigeen ).
3-Xildhibaan Caasho Cali Cabdi ( Xoghaye ).


