GUDDIGA ARRIMAHA BULSHADA, SHAQADA IYO SHAQAALAHA GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA KOOFUR GALBEED SOOMAALIYA OO DOORTAY GUDDOON.

Kulan ay yeesheen Guddiga Arrimaha Bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayay ku doorteen Guddoonka hoggaaminaya Guddigaas.

 

Guddigaan oo ahmiyad gaar ah u leh shaqada Dowladda Koofur galbeed iyo isla xisaabtanka hay,adaha Dowlad-dhiska ayaa si nabad ah u doortay hoggaankooda.

Guddoonka loo doortay hoggaaminta Guddigaan ayaa kala ah:-

1-Xildhibaan Maxamed Kheyre Daa,uud ( Guddoomiye ).

2-Xildhibaan Faadumo Cabdiraxmaan Maxamuud( Guddoomiye ku xigeen ).

3-Xildhibaan Sayid Cali Mustaf Maxamuud ( Xoghaye ).

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top