Doorasho ka dhacday Xarunta Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa Guddoon ku doortay Guddiga Amniga iyo Arrimaha gudaha Golaha Wakiillada Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya.
Guddigaan oo muhiim u ah howlaha hortabinta u leh dowladnida iyo shaqooyinka muhiimka u ah dowlad dhiska Koofur galbeed Soomaaliya.
Xubnaha Guddoonka loo doortay ayaa kala ah:-
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibraahim Maxamed ( Guddoomiye ).
- Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Ciilmooge ( Guddoomiye ku xigeen ).
- Xildhibaan Ibraahim Sheekh Muqtaar ( Xoghaye ).


