Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka oo Sharaxay Cutubka 1-aad ee La Meel-mariyay

800538713 979631478479792 4863553072719339518 n

Baydhabo, 8 Sebtembar 2026: Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka, Xeer-hoosaadka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Aadan Cabdi Gaas, ayaa sharaxaad ka bixiyay Cutubka 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha, kaas oo Golaha Wakiilladu meel-mariyay.

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top