100 Maalmoood oo Waxqabad ah Golaha Wakiillada 3-aad ee DGKGS.

04 Juun – 12 Sebtembar 2026.

100-kii maalmood ee ugu horreeyey ee hoggaaminta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada 3-aad ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐃𝐫 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧.

Waxaa xoogga la saaray dardargelinta howlaha Golaha, dib-u-habeynta hay’adda, xoojinta korjoogteynta iyo isla-xisaabtanka, dib-u-eegista Xeer-hoosaadka, iyo casriyeynta maamulka guud ee Golaha.ta maamulka guud ee Golaha.

 

Share:

Facebook
X
LinkedIn
WhatsApp
Threads
Print
Scroll to Top