Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa shir la qaatey Saraakiil ka socoda Dowladda Mareykanka oo Baydhabo soo gaarey,Shirka ayaa sido kale waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha guud ee Madaxtooyada KGS Mudane ibarhim Baafo iyo Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Sheekh Cabdullahi .
Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa shir la qaatey Saraakiil ka socoda Dowladda Mareykanka



















Recent Comments