Warar

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka..

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka..

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Mudane Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Kullan wada tashi ah la qaatey Guddiga Madax Banan ee Xuduudaha ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo shaley Baydhabo soo gaarey .Ujeedada Kullanka ayaa waxaa ay eheed Xoojinta...

Gudomiye kuxigeenka 1aad ee..

Gudomiye kuxigeenka 1aad ee..

Wareega labaad Doorashada Gudomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Kgs ayaa waxaa ku guuleystay Maxamednuur Maxamed Macalin Oo haley Codad gaareya 84 cod halka Amina Isaxaaq Maxamed oo la tartameyseyna ay heshay 8 cod Waxaa sidaasi Guddomiye Kuxigeenka 1aad ee...

uddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka…

uddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka…

Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb.Dr Ali Said Faqi oo ka qeyb galey Munaasabad kooban oo lagu daahfureyay masharuuca Biyooley oo ay ka faa'ideysan doonan ku dhawaad 39,000 qof oo ku nool Deeganada Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur...