Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Mudane Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Kullan wada tashi ah la qaatey Guddiga Madax Banan ee Xuduudaha ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo shaley Baydhabo soo gaarey .Ujeedada Kullanka ayaa waxaa ay eheed Xoojinta wadashaqeynta iyo ka tashiga arrimaha Soodimaha ,Fedaraalenta, iyo dhameystirka sharciga Dowlad Gooboleedyada dalka ,oo guddiga Howshiisa wada oo dhawaan la horgeeyn doono Golaha shacabka .