Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Maanta Deeq Daawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Degmada Xudur si loogu adeego Bulshada Deegaanka.