Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta Magaalada Baydhabo tababar ugu furey Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya .Tababarka oo socon doono Mudo Afar Maalin ah ayaa Xildhibaanada Lagu bari doonaa Waajibaadka Shaqo ee Loo igmadey Xildhibaanka ,waxaana furi taanka Tababarkaasi ka soo qeyb galey labada Guddoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiilada KGS .Dr Cali Saciid Faqi Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Si rasmi ah U furey tababarka Xildhibaanada ,wuxuuna ku booriyay in ay ka faa’ideystaan Mudada uu socodo