Wareega labaad Doorashada Gudomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Kgs ayaa waxaa ku guuleystay Maxamednuur Maxamed Macalin Oo haley Codad gaareya 84 cod halka Amina Isaxaaq Maxamed oo la tartameyseyna ay heshay 8 cod Waxaa sidaasi Guddomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada kg ku noqdey Maxamed Nuur Maxamed Macalin.