Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ambassator Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku Daah-furay shirka Wadatashiga Mudnaansiinta baahiyaha u adkeysiga iyo soo kabashada dowlad goboleedka koonfur Galbeed kaasi oo ay soo qaban qaabisey wasaradda Qorsheynta Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed Soomaliya