Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb.Dr . Ali Said Faqi ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay,Waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoodhaweyay Guddoomiye Kuxigeenka labaad ee Baarlamanka KG Marwo Shamso Maxamed yarrow ,wasiiro ,Xildhibaano ,qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Koonfur Galbeed ,odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Baydhabo