{"id":9278,"date":"2026-09-12T11:28:06","date_gmt":"2026-09-12T11:28:06","guid":{"rendered":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/?p=9278"},"modified":"2026-10-14T14:19:29","modified_gmt":"2026-10-14T14:19:29","slug":"guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, <strong>Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan<\/strong>, isagoo ka duulaya waajibaadka Golaha ee matalaadda shacabka, kormeerka iyo horumarinta adeegyada bulshada, ayaa kulan is-xogwaraysi ah la qaatay madaxda jaamacadaha ka howl-gala magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Madaxda jaamacadaha ayaa kulanka ku soo bandhigay doorka ay ka qaataan horumarinta iyo tayeynta tacliinta sare, iyagoo sidoo kale Guddoomiyaha la wadaagay caqabadaha iyo baahiyaha ka jira dhinacyada kaabeyaasha waxbarashada, agabka tacliinta, wacyigelinta bulshada, tayeynta manhajyada iyo sidii loo horumarin lahaa nidaamka jaamacadaha ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye <strong>Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan<\/strong> ayaa bogaadiyay kaalinta ay jaamacaduhu ku leeyihiin kobcinta waxbarashada iyo soo saarista jiilal aqoon leh oo kaalin muuqata ka qaata horumarka dalka. Waxa uu sidoo kale tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xiriirka iyo wada-shaqaynta u dhexeysa Golaha Wakiillada iyo hay\u2019adaha tacliinta sare.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in Golaha Wakiilladu muhiimad gaar ah siinayo arrimaha la xiriira tayeynta waxbarashada, shuruucda lagu horumarinayo tacliinta sare iyo wax ka qabashada caqabadaha haysta jaamacadaha, si loo helo nidaam waxbarasho oo tayo leh, fursadihiisuna si wanaagsan u gaaraan bulshada ku nool deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiye Dr. Mahad ayaa muujiyay in Golaha Wakiilladu diyaar u yahay inuu kaalintiisa ka qaato fududeynta iyo wax ka qabashada caqabadaha sharci iyo hay\u2019adeed ee hortaagan horumarinta jaamacadaha, iyadoo la xoojinayo wada-tashiga hay\u2019adaha ay khusayso.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, madaxda jaamacadaha ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada sida uu u dhagaystay aragtiyahooda, baahiyahooda iyo caqabadaha ay soo bandhigeen, iyagoo soo dhaweeyay talooyinka iyo aragtida ku aaddan nidaaminta, tayeynta iyo sare u qaadidda tacliinta sare ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, isagoo ka duulaya waajibaadka Golaha ee matalaadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":10098,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","ast-disable-related-posts":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-media"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v28.2 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, isagoo ka duulaya waajibaadka Golaha ee matalaadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-12T11:28:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-10-14T14:19:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"edtdrtgw1\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"edtdrtgw1\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/\"},\"author\":{\"name\":\"edtdrtgw1\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha.\",\"datePublished\":\"2026-09-12T11:28:06+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-14T14:19:29+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/\"},\"wordCount\":277,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg\",\"articleSection\":[\"Media\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-09-12T11:28:06+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-14T14:19:29+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":720,\"caption\":\"whatsapp image 2026 10 14 at 16.50.12\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Bogga Hore\",\"item\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/\",\"name\":\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/07\\\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/07\\\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png\",\"width\":2560,\"height\":541,\"caption\":\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93\",\"name\":\"edtdrtgw1\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g\",\"url\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"edtdrtgw1\"},\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/author\\\/edtdrtgw1\\\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, isagoo ka duulaya waajibaadka Golaha ee matalaadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/","og_site_name":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","article_published_time":"2026-09-12T11:28:06+00:00","article_modified_time":"2026-10-14T14:19:29+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"edtdrtgw1","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"edtdrtgw1","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/"},"author":{"name":"edtdrtgw1","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/person\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93"},"headline":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha.","datePublished":"2026-09-12T11:28:06+00:00","dateModified":"2026-10-14T14:19:29+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/"},"wordCount":277,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg","articleSection":["Media"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/","name":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","isPartOf":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg","datePublished":"2026-09-12T11:28:06+00:00","dateModified":"2026-10-14T14:19:29+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#primaryimage","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg","contentUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/WhatsApp-Image-2026-10-14-at-16.50.12.jpeg","width":1080,"height":720,"caption":"whatsapp image 2026 10 14 at 16.50.12"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-wakiillada-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Bogga Hore","item":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Kulmay Madaxda Jaamacadaha."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#website","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/","name":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#organization","name":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png","contentUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png","width":2560,"height":541,"caption":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya"},"image":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/person\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93","name":"edtdrtgw1","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g","caption":"edtdrtgw1"},"url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/author\/edtdrtgw1\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9278"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9501,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9278\/revisions\/9501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}