{"id":9269,"date":"2026-09-13T11:25:14","date_gmt":"2026-09-13T11:25:14","guid":{"rendered":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/?p=9269"},"modified":"2026-09-29T14:15:48","modified_gmt":"2026-09-29T14:15:48","slug":"guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Arrimaha Bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee kormeerka iyo isla-xisaabtanka hay\u2019adaha dowladda, ayaa kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, <strong>Mudane Maxamed Kheyre Daa\u2019uud<\/strong>, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka, <strong>Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna<\/strong>, oo uu wehlinayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, <strong>Mudane Maxamed Ibraahim Nuur Cabdi<\/strong>.<\/p>\n<p>Ugu horrayn, Wasiirka Caafimaadka ayaa Guddiga warbixin guud ka siiyay xaaladda adeegyada caafimaadka ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, howlaha ay Wasaaraddu qabatay, adeegyada caafimaad ee bulshada loo fidiyo iyo qorshayaasha lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka.<\/p>\n<p>Intii uu kulanku socday, Guddiga iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa si gaar ah uga wada hadlay kaalinta Guddigu ku leeyahay la socodka, kormeerka iyo qiimeynta adeegyada ay Wasaaraddu bulshada u qabato, iyadoo xoogga la saaray muhiimadda isla-xisaabtanka, daah-furnaanta iyo wada-shaqaynta joogtada ah ee u dhexeysa hay\u2019adaha fulinta iyo Golaha Wakiillada.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa tilmaamay in Golaha Wakiilladu uu leeyahay waajibaadyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin sharci-dejinta, matalaadda shacabka iyo kormeerka hay\u2019adaha dowladda, halka Wasaaradda Caafimaadkuna ay masuul ka tahay bixinta iyo horumarinta adeegyada caafimaadka. Sidaas darteed, labada dhinac ayaa isku raacay in la xoojiyo wada-shaqaynta si loo wanaajiyo tayada iyo gaarsiinta adeegyada caafimaadka ee bulshada.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Guddiga Arrimaha Bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa Wasaaradda Caafimaadka kula dardaarmay in la sii xoojiyo adeegyada caafimaadka, daryeelka bulshada, tayeynta xarumaha caafimaadka iyo gaarsiinta adeegyada dadka ku nool dhammaan deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, si loo helo bulsho caafimaad qabta oo wax-soo-saar leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Arrimaha Bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee kormeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":9276,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","ast-disable-related-posts":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[38,36,1],"tags":[],"class_list":["post-9269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-guddiga-arrimaha-bulshada-iyo-wacyigelinta-dadweynaha","category-guddiyada-golaha","category-media"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v28.2 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Arrimaha Bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee kormeerka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-13T11:25:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-09-29T14:15:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"edtdrtgw1\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"edtdrtgw1\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/\"},\"author\":{\"name\":\"edtdrtgw1\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93\"},\"headline\":\"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.\",\"datePublished\":\"2026-09-13T11:25:14+00:00\",\"dateModified\":\"2026-09-29T14:15:48+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/\"},\"wordCount\":267,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg\",\"articleSection\":[\"Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Dadweynaha\",\"Guddiyada Golaha\",\"Media\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/\",\"name\":\"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-09-13T11:25:14+00:00\",\"dateModified\":\"2026-09-29T14:15:48+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/09\\\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Bogga Hore\",\"item\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/\",\"name\":\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/07\\\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2026\\\/07\\\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png\",\"width\":2560,\"height\":541,\"caption\":\"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93\",\"name\":\"edtdrtgw1\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g\",\"url\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"edtdrtgw1\"},\"url\":\"https:\\\/\\\/parliament.sw.so\\\/so\\\/author\\\/edtdrtgw1\\\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","og_description":"Guddiga Arrimaha Bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee kormeerka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/","og_site_name":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","article_published_time":"2026-09-13T11:25:14+00:00","article_modified_time":"2026-09-29T14:15:48+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"edtdrtgw1","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"edtdrtgw1","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/"},"author":{"name":"edtdrtgw1","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/person\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93"},"headline":"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.","datePublished":"2026-09-13T11:25:14+00:00","dateModified":"2026-09-29T14:15:48+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/"},"wordCount":267,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg","articleSection":["Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Dadweynaha","Guddiyada Golaha","Media"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/","name":"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. - Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","isPartOf":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg","datePublished":"2026-09-13T11:25:14+00:00","dateModified":"2026-09-29T14:15:48+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809039220_1408247438158357_7153580346151146937_n.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/guddiga-arrimaha-bulshada-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-wasaaradda-caafimaadka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Bogga Hore","item":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Arrimaha Bulshada oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#website","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/","name":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#organization","name":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png","contentUrl":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/GWDKGSS-10white-11-scaled.png","width":2560,"height":541,"caption":"Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya"},"image":{"@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/#\/schema\/person\/b8696cbd6920a92c708c439452714b93","name":"edtdrtgw1","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/286458cb1d944dd40f256570aaa7567ec9631e21a4378b332935c2d9777ee814?s=96&d=mm&r=g","caption":"edtdrtgw1"},"url":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/author\/edtdrtgw1\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9269"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9500,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9269\/revisions\/9500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/parliament.sw.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}