Hindise-Xeer ay Soo Curiyeen Tiro Xildhibaano ah

Sida uu Qabo Qodobka 51aad ee Xeer-Hoosaadka Faqradiisa 2aad, Hindise -Xeer waxaa soo curin kara ugu yaraan toban (10)-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha, marka laga reebo Hindise-Xeer la xiriira misaaniyad sanadeedka, taasoo ka imaneneysa Golaha Wasiirada