Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad…
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa 1-da Bisha May maanta oo ku beeggan tahay maallinta caalamiga ah ee shaqaalaha Adduunka wuxuu hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha iyo Muruq Maalatada...
Kullanka Xildhibanada Baarlamanka…
Kullanka Xildhibanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS ayaa waxa soo xaadirey 87 Xildhiban , waxana shir Guddoominaayay Guddoomiyaha Baaralamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb.Dr. Ali said Faqi iyo Labadiisa kuxigeen.Ajandaha Kullanka ayaa waxaa uu ahaa Mooshin muda...
uddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka…
Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb.Dr Ali Said Faqi oo ka qeyb galey Munaasabad kooban oo lagu daahfureyay masharuuca Biyooley oo ay ka faa'ideysan doonan ku dhawaad 39,000 qof oo ku nool Deeganada Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur...
Xildhibaanada Baarlamaanka DGKS…
Xildhibaanada Baarlamaanka DGKS oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2020.Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Baarlamanka KGS mudane Amb.Dr Ali Said faqi.
Baarlamanka Koonfur Galbeed oo ..
Baarlamanka Koonfur Galbeed oo maanta u fadhistey akhrinta 1aad ee miisaaniyad Sanadeeddka Dowlad Goboleedka KGS 2020-ka Waxaa shir gudoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Mudane Amb.Dr. Ali Said Faqi .Waxaana kulanka soo xaadirey 83 xildhibaan.



Recent Comments