Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka DgKgS Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa Shir
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa Shir Guddoomiyay shirka todobaad laha Amniga Deeganada KGS ,waxana shirka ka soo qeyb galey Sarakiisha Ciidamada Qalabka sida ,Guddoomiyaha...
Gudiga Maaliyadda, Qorsheynta, Ganacsiga iyo warshadaha ee golaha wakiilaha KGS ayaa maanta
Gudiga Maaliyadda, Qorsheynta, Ganacsiga iyo warshadaha ee golaha wakiilaha KGS ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/Oct/2020 waxa ay kullan kula yeesheen hall-ka shirarka ee gudiyada barlamaanka xubno ka socday Xafiiska hantidhowrka guud ee DGKGS. Kullanka oo...



Recent Comments