Warar

deg deg.Gudoomiye Kuxigeenka Labad ee …

deg deg.Gudoomiye Kuxigeenka Labad ee …

Gudoomiye Kuxigeenka Labad ee Golaha Wakiilada KGS ayaa waxaa ku guuleystay Shamso Mohamed Yarow oo ay san jirin Cid La tartameysay waxana loogu Codeeyay Gacan taag waxana ay heshey Codad gaareya 92 majirto cid diidey ama ka Aamustey.

Baarlamanka Koonfur Galbeed oo ..

Baarlamanka Koonfur Galbeed oo ..

Baarlamanka Koonfur Galbeed oo maanta u fadhistey akhrinta 1aad ee miisaaniyad Sanadeeddka Dowlad Goboleedka KGS 2020-ka Waxaa shir gudoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Mudane Amb.Dr. Ali Said Faqi .Waxaana kulanka soo xaadirey 83 xildhibaan.