Warar

deg deg.Gudoomiye Kuxigeenka Labad ee …

deg deg.Gudoomiye Kuxigeenka Labad ee …

Gudoomiye Kuxigeenka Labad ee Golaha Wakiilada KGS ayaa waxaa ku guuleystay Shamso Mohamed Yarow oo ay san jirin Cid La tartameysay waxana loogu Codeeyay Gacan taag waxana ay heshey Codad gaareya 92 majirto cid diidey ama ka Aamustey.

Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur …

Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur …

Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdikadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Baydhabo kusoo dhaweyay Wafdiga uu hogaaminaayey Safiirka midowga Yurub ee Somaliya Niclos Barlaanga Waxaana ku wehlinayay Diblumaasiyiin iyo Saraakiil ciidan oo...