Warar

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb.Dr . Ali Said Faqi ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay,Waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoodhaweyay Guddoomiye Kuxigeenka...