Guddoomiyaha Baarlamanka DGKGS ayaa
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Siad Faqi ayaa Maanta booqasho ku tagey Isbitaalka SOS ee Degmada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool
Guddoomiyaha Baarlamanka DGKGS yaa kulan la qaatey qaar ka mid ah Golaha Deeganka Degmada Xudur
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa kulan la qaatey qaar ka mid ah Golaha Deeganka Degmada Xudur



Recent Comments