Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ambassator Dr. Ali Said Faqi ayaa
Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ambassator Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku Daah-furay shirka Wadatashiga Mudnaansiinta baahiyaha u adkeysiga iyo soo kabashada dowlad goboleedka koonfur Galbeed kaasi oo ay soo qaban qaabisey wasaradda...
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb.Dr . Ali Said Faqi ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay,Waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoodhaweyay Guddoomiye Kuxigeenka...
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad…
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa 1-da Bisha May maanta oo ku beeggan tahay maallinta caalamiga ah ee shaqaalaha Adduunka wuxuu hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha iyo Muruq Maalatada...
Kullanka Xildhibanada Baarlamanka…
Kullanka Xildhibanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS ayaa waxa soo xaadirey 87 Xildhiban , waxana shir Guddoominaayay Guddoomiyaha Baaralamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb.Dr. Ali said Faqi iyo Labadiisa kuxigeen.Ajandaha Kullanka ayaa waxaa uu ahaa Mooshin muda...
Gudiga Maaliyada, Qorsheynta iyo tirakoobka golaha wakiilada DGKGS oo gudanaya waajibkiisa shaqo ee korjoogteynta iyo
Gudiga Maaliyada, Qorsheynta iyo tirakoobka golaha wakiilada DGKGS oo gudanaya waajibkiisa shaqo ee korjoogteynta iyo la xisaabtanka hay'adaha dowladda ayaa maanta oo ay taariikha tahay 5/12/2020 waxa ay booqasho iyo kormeer ku tageen xafiiska hantidhowrka guud ee...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Dr Cali Saciid Faqi
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Dr Cali Saciid Faqi iyo Labadiisa Kuxiigeen ayaa Maanta Shir Guddoomiyey Kalfadhigii 2aad Kulankiisa 1aad waxana kulanka soo xaadirey Xildhibaano gaareya 55 -Mudane kulanka Maanta Ajjandihiisu waxaa uu ahaa Aqriska...



Recent Comments