Guddomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya Amb.Dr.Ali Said Faqi ayaa Airport ka Magaalada Baydhabo ku Soo dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynihii Hore Ee Soomaliya Mudane Shariif Sheikh Axmed