Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Amb.Dr.Ali Said Faqi ayaa kulan Dardaaran ah la qaatay Xildhibaanada Barlamanka Koonfur Galbeed Kulanka ayaa sido kale waxaa qeyb ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya
Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo



































Recent Comments