Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Golaha Amniga koonfur Galbeed Soomaaliya.Shirkan oo isbuuciiba Mar la qabto ayaa waxaa looga arinsanayay Arrimaha Amaanka deeganada koonfur Galbeed, Sidii Kooxda nabadiidka Al Shabaab looga sifeyn lahaa Deeganada ay ku dhuumaaleysa-nayaan ,iyo furida wadooyinka.Shirka waxaa ka soo qeyb galey ,wasiirka Amniga KGS , Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida, Wakiilka Qarmada midoobey KG iyo Sarakiil ka kala socdey Dowladda UK iyo AMISOM.Si loo xoojiyo Howlgalada ka dhanka ah ee lagu baacsanayo Nabadiidka Al shabaab ayaa inta badan shirka looga Hadley.Waxaana warbixino laga dhageystey saraakiishada ciidamada qeyba hooda kala duwan iyo wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka KGS Mudane Isxaaq Ali Subug
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa



















Recent Comments