Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa Shir Guddoomiyay shirka todobaad laha Amniga Deeganada KGS ,waxana shirka ka soo qeyb galey Sarakiisha Ciidamada Qalabka sida ,Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ,iyo Wasiirka Amniga KGS .waxana looga hadlaayay xoojinta sugida Amaanka Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya